waa maxay digital marketing ?

waa maxay digital marketing

Waa maxay digital marketing ? waa maxay fa’idada uu uleyahay digital marketing ganacsigaga?
Digital marketing waa kulmiyaha aladaha suuqgeynta ee adegsado Internet ka, sida SEO (Search Engine Optimization) , Blog website yadaa iyo Social media gaa .

Waa nooc suuqgeyn ah ood istimaleysid digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.
Waxaan dhihi karnaa waa qayb muhiim ah oo ka mid ah istaraatiijiyad suuqgeyneed oo dhamaystiran.

Dadka qaarkood waxay umaleyaan in digital marketing lamid yahay Online marketing taaso totally qalad ah.
Online marketing waa qeyb ka mid ah Digital marketing oo laxiirarta aladkastey oo ku shaqeyso internetka sida :

  • Websites
  • Social Media
  • Mobile Marketing
  • Content Marketing

Halka Digital marketing uu yahay suuqgeyn kasta oo ka baxa aaladaha elektiroonigga ah sida :

  • Phone Apps
  • Podcasts & Radio
  • Electronic Billboards
  • TV
  • Online Marketing

Muhimada Digital marketing uu uleyahay business kaga

Digital and business

Digital marketing wuxu ka cawiinaya inaad heeshid macamiil faraa badaan
Waliba si degdeg ah oo kaana raqiisan habkii horey qadimiga ahaa ee TV’ga iyo Radio’ga .

Digital marketing wuxu kaa cawinayaa sidoo kale inaad dhexgashid macamishada kugu xidhaan
ogatiidnaa waxey radiinayaan ama jeceelyihiin inaad uso gudbisid ama ka ibisiid.
Ado sii toos ah kulaa xidhidhayo bartaa comments ka , Reviews ka iyo barahaa social media ga.

Marka laga yimado laxiirirka macaamishada waxad sido kale lasocon karta dhaqdhaqoda kuu adaan rabitaan ka products ama waxyabahad uso gudbineysid .
Taasina waxey ka caawin doonta inuu ganacsigagu sii baladho noqdana miid guuleysta.

10’kii sanno ee ugu dambeyay Digital marketing adunka dhaan ayu qabsadey,
sababtoo ah aladahaa wax lagu xayeysiyo sida GoogleFacebook … iwm, aya wax walba fudeediyay.

Qaybaha uu ukala baxo Digital marketing

qaybaha digital marketing

Qaybaha ugu muhiimsan ee Digital marketing uu kala baxo waa :

  1. Content Marketing
  2. Social Media Marketing
  3. Search Engine Optimization (SEO)
  4. Affiliate Marketing
  5. Pay Per Click (PPC)
  6. Native Advertising
  7. Email marketing
  8. Marketing automation

Summary : Gunaanad

Digital marketing wuxu kulmiya dhamaan aaladaha suuqgeynta ee isticmaala elektirooniga. Waa nooc suuqgeyn ah, ood isticmaaleysid Digital signals si aad ula xiriirto macaamiishaada.

Digital marketing wuxu ka cawiinaya inaad heeshid macamiil faraa badaan
Waliba si degdeg ah oo raqiis ah lacag badanaa kaga baxeyn.

Share post

Related articles

4 Comments

  1. mahamad sanid wll wan ka fiaday qormadan aad soo dhigtey website kaaga
    aqoon ahaan iyo tixraax ahaanba waan u qaadanaya insha allaah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *