Web hosting ka uguu...
 
Notifications
Clear all

Web hosting ka uguu ficaan waakee ?

3 Posts
2 Users
1 Likes
420 Views
abdullah
(@abdullah)
Posts: 2
New Member
Topic starter
 

wll waxaan rabey inaan kuwaydiyo Web hosting keed  igula taliin laheyd inaan ka gaato Server 

 

 
Posted : 27/04/2022 10:33 am
0eaa66cc7f59dae794746235137dd204?s=110&d=identicon&r=g
 Ali
(@admin)
Posts: 2
New Member Admin
 

Web hosting naadu dhowr  type ayay ukala baxaan wll , dhankaa qimaha markaad ka firisiid Shared hosting kaa aya ugu jabaan lakin waxaan kugula taliin lahaa inaad Vps hosting gaadatid sii uu Server kaagu qaas kuguu ahado website kaagunaa culeys uu noqon  

 
Posted : 27/04/2022 10:42 am
abdullah reacted
abdullah
(@abdullah)
Posts: 2
New Member
Topic starter
 

 Mahadsanid wll 

This post was modified 2 years ago by abdullah
 
Posted : 27/04/2022 10:43 am
Share: